James Swan oo ka hadlay kulankii ay la qaateen Madaxda dowlad goboleedyada

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay kulankii ay maanta la qaateen madaxda dowlad goboleedyada. James Swan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay ka qeybgalka kulankii maanta uu la yeeshay isaga iyo wakiilo ka socday beesha caalamka madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. Kulanka waxaa looga hadlayay sidii lagu … Continue reading James Swan oo ka hadlay kulankii ay la qaateen Madaxda dowlad goboleedyada